Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada puntland
Qoraalka hoose Akhri.
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.
Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa Ciidanimo
Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland
Wuxuu xeeriyey:
1. Waxaa G/sare Cabdinaasir Maxamed Muuse (Shaati) oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada.