Somali News

DFS oo ka hadashay duqeyn ka dhacday gobolka Bari

Ciidanka qaranka oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah gaar ahaan Mareykanka ayaa howlgal duqeyn ah la beegsaday xubno ka tirsan Daacish oo ku sugnaa gobalka Bari.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarka khasaare kala duwan loogu geystay xubaha ka tirsana Daacish.

Sidoo kale, dowladda ayaa tilmaamtay in faah faahin rasmi ah ay dhawaan bixin doonto.