Somali News

DFS oo saraakiil ciidan u dirtay deegaanka Xananbuure

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ciidamo kala dhex dhigtay maleeshiyaad ka kala tirsan laba beel oo dagaal uu ku dhexmaray deegaanka Xananbuure ee Waqooyiga gobolka Galguduud.

Wasiiro xidhibaano, heer fadaraal iyo heer  dowlad goboleed ah oo wehliyaan saraakiil ciidan, odoyaasha dhaqanka   labo maleeshiya  ayaa ku  guuleystay kala qaadista    maleeshiyaadki isku hor fadhiyay xananbuure.

Amaanka guud ee deegaanka Xananbuure ayaa  lagu wareejiayay  ciidamo isgu jira malatari, Booliis, iyo Nabad sugid waxana ciidamado  wadaan dhaqdhaaqyo ci9dan oo amniga degaanka ay ku xaqiijinayaan.