Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal qorsheysan lagu dilay Saraakiil ka tirsana Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in howlgallo qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ay ka dhaceen goballada Shabeellaha Hoose iyo Mudug.

War qoraal ah oo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la dilay laba sarkaal oo ka tirsana Al-shabaab.

Hoos ka akhriso