Somali News

DFS oo sheegtay in Shabaabkii ugu badnaa lagu dilay gobolka Bay.

Taliska qeybta 60-aad Jeneraal Maxamed Shiikh Cabdulaahi oo la halay Warbaahinta ku hadasha afka Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay deynuunay ay ku dileen 17 dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab, islamarkaana halkaasi ay ku dhaawaceen 23 kale oo ka tirsan Al-Shabaab.

Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay gobolka bay lagu dhaawacay  sarkaal Al-Shabaab u qaabilsaaa  gobolka baay kaasi oo lagu magaabo Cabdicasiis Isaaq Nuuroow ( Abuu Yaxye)

Taliyaha ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in ay sii wadi doonaan dagalka ay ku jiraan dagaalamayaasha Al-Shabaab, kaasi oo looga saarayo deegaano ka tirsan gobolka bay