Somali News

Dhageeyso:-Israsaaseyn ka dhacday duleedka Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Israsaaseyn udhaxeeysay Maleeshiyo beeleed kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Hoos ka dhageeyso warar dheerad ah oo isku dhacan ku saabsan.