Muqdisho-KNN-Iyada oo galinkii danbe ee shalay uu iscasilay madaxweynihii Dowlad deegaanka Soomaalida mudane Cabdi Maxamed Cumar loona magacaabay madaxweynaha Cusub Axmed Cabdi Maxamed,oo ahaa wasiirkii maaliyadda ee nidaamkii Cabdi Maxamed Cumar, ayaa dhaliilo lasoo jeedinayaa.
Isbadalka ka dhacay dowlad deegaanka waxaa ka hadlay Jabhadda ONLF, Cadaani Hiirmooge oo ah Afhayeenka Jabhaddaa aya ka hadlay KNN.
Hoos ka dhageeyso Wareysiga Cadaani Hiirmooge.