Uncategorized

Dhageyso:-Banaanbax looga soo horjeedo Go’aankii Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka dhacay deeganada Soomaaliland.

Hargeysa-KNN-Dibad bax ayaa ay shacabka ku nool deegaanada Soomaaliland ka dhigeen magaalada Hargeysa  kaas oo ay uga soo horjeedaan go’aanki Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliland ay dalka uga mamnuuceen shirkadda DPWorld ee Imaaraadka.

shacabka ayaa tilmaamay in ay taageersanyihiin go’aanka madaxweynaha Soomaaliland iyo kan Golaha wakiilada ee ah in dekadda Berbera ay ka shaqeyso DPWolrd.

Halkaan ka dhageyso warka uu Hargeysa ka soo diray Wariye Ilyaas Cabdi Cali.