Barnaamijyo

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (29-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Muqdisho Cable TV.

Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka Shangaani & Xamar Jajab   waxaa Cawa Tartanka ku Guuleystay Degmadda Xamar Jajab .

Halkaan Riix si aad u Dhageysato Barnaamijka oo Dhameystiran:-