Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (30-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Muqdisho Cable TV.

Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka Yaaqshiid & Cabdi Casiis   waxaa Cawa Tartanka ku Guuleystay Degmadda Yaaqshiid .

Halkaan Riix si aad u Dhageysato Barnaamijka oo Dhameystiran:-