Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (17-05-2018)

Muqdisho-KNN-Xarunta Dhexe ee Radio Kulmiye maanta waxaa ka Bilaawday Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dusgiyada Sare ee Gobalka Banaadir oo ay ku tar-tamayaan 36 Iskuul oo ka mid ah Dugsiyada Sare ee magaalada Muqdisho

Barnaamijkaan ayaa waxaa Taaba-gelinaya Jaamacadda Salaama, sidoo kale Jaamacadda Salaam ayaa soo diyaarisay Su’aalaha Barnaamijka waxaana maalin walba tabin doona Idaacadda Kulmiye ee Muqdisho.

Tar-tanka Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye ayaa maanta lagu bilaabay Iskuulada Sooyaal iyo Al-Madar oo ka mid ah Iskuuladii iska Diiwaan Geliyay Ta-tankaan, Waxaana Wareegga Labaad u Gudbay Iskuulka Sooyaal oo ku badiyay 12 Dhibcood halka Al-Madar uu la yimid 4 Dhibcood.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.