Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (18-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuulada Muqdisho iyo Al- Abraar ayaaTar-tamay maanta oo Jimco ah waxaana Guusha ay Raacday Iskuulka Al- Abraar oo u gudbay Wareegga 2aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay 14 Dhibcood halka Iskuulka Muqdishana uu la yimid 12 Dhibcood.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.