Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (19-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaam, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaam ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ku loolamay Iskuulada kala ah Al-Naxwa iyo Nobal.

Waxaana tartankii maanta Guusha ay Raacday Iskuulka Nobal oo u gudbay Wareegga 2aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay Dhibco gaaraya 7 halka Iskuulka Al-Naxwana uu la yimid Dhibco gaaraya 3.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.