Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (21-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuulada Furaad iyo Al-Nashaad ayaa maanta ku Tar-tamay Barnaamijka waxaana Guusha ay Raacday Iskuulka Al-Nashaad oo u gudbay Wareegga 2aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay 18 Dhibcood halka Iskuulka Furaad uu la yimid 8 Dhibcood.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.