Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (22-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuulada Kaaraan iyo Jamhuuriya ayaa maanta ku Tar-tamay Barnaamijka waxaana Guusha ay Raacday Iskuulka Kaaraan oo u gudbay Wareegga 2aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay 9 Dhibcood halka Iskuulka Jamhuuriya uu la yimid 8 Dhibcood.

Tartanka oo maanta ahaa mid aad u adag ayaa loo baahday waqti dheeri ah maadaama waqtigii loogu tala galay uu taratanka uu ku soo idlaaday dhibco isku mid ah.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.