Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (23-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuulada Niileyn iyo Al Anwaar ayaa maanta ku Tar-tamay Barnaamijka waxaana Guusha ay Raacday Iskuulka Niileyn oo u gudbay Wareegga 2aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay 14 Dhibcood halka Iskuulka Al Anwaar uu la yimid 13 Dhibcood.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.