Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (25-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuulada Al Kowkab iyo Salaaxudiin ayaa maanta ku Tar-tamay Barnaamijka waxaana Guusha ay Raacday Iskuulka Salaaxudiin oo u gudbay Wareegga 2aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay 10 Dhibcood halka Iskuulka Al Kowkab uu la yimid 8 Dhibcood.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.