Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.
Iskuulada Al Huda iyo Daallo ayaa maanta ku Tar-tamay Barnaamijka waxaana Guusha ay Raacday Iskuulka Al Hudda oo u gudbay Wareegga 2aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay 12 Dhibcood halka Iskuulka Daallo uu la yimid 10 Dhibcood.
Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.