Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (28-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda Suurad iyo Al Saffa ayaa maanta ku Tar-tamay Barnaamijka waxaana Guusha ay Raacday Iskuulka Al Saffa  oo u gudbay Wareegga 2aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay 13 Dhibcood halka Iskuulka Daarul-Irshaad uu la yimid 6 Dhibcood.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.