Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.
Iskuuladda Al Misbaax iyo Daarul-Irshaad ayaa maanta ku Tar-tamay Barnaamijka waxaana Guusha ay Raacday Iskuulka Al Misbaax oo u gudbay Wareegga 2aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay 9 Dhibcood halka Iskuulka Daarul-Irshaad uu la yimid 6 Dhibcood.
Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.