Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (30-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda Sheekh Daa’ud iyo Al Aqsa ayaa maanta ku Tar-tamay Barnaamijka waxaana Guusha ay Raacday Iskuulka Sheekh Daa’ud  oo u gudbay Wareegga 3aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay 11 Dhibcood halka Iskuulka Al Aqsa uu la yimid 8 Dhibcood.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.