Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (31-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda Rooyal iyo Tabook ayaa maanta ku Tar-tamay Barnaamijka waxaana Guusha ay Raacday Iskuulka Rooyal  oo u gudbay Wareegga 3aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay 8 Dhibcood halka Iskuulka Tabook uu la yimid 5 Dhibcood.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye.