Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan idaacada Kulmiye.
Barnamijkaan waxa Barnaamijka ku jiri doona qodobo muhiim ah hal xiraalaha oo aad u xiiso badan iyo kaalinta Suugaanta.
Barnaamijka Murti iyo Maaweelo waxaana soo jeedinaya:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:-
Farsamadii:Shariif Cabdulle Maxamed:-
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Murti iyo Maaweelo:-