Barnaamijyo

Dhageyso:-Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (15-03-2019)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan idaacada Kulmiye.

Barnamijkaan waxa ku jiri doona qodobo muhiim ah hal xiraalaha oo aad u xiiso badan iyo kaalinta Suugaanta.

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo waxaana soo jeedinaya:- Cumar Xabeeb Nuur {Tiijar}

Farsamadii:-Maxamed DalaalMaxamuud:-

Halkaan Riix Si Aad U Dhageyso Barnaamijka Murti iyo Maaweelo:-