Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (27-07-2018)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan idaacada Kulmiye.

Barnamijkaan waxa Barnaamijka ku jiri doona qodobo muhiim ah hal xiraalaha oo aad u xiiso badan iyo kaalinta Suugaanta.

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo waxaana soo jeedinaya: Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:-

Farsamadii:Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Murti iyo Maaweelo:-