Uncategorized

DHAGEYSO:-Ciidamada amaanka oo dad u soo qabtay miino lagu xiray gaari uu lahaa mas`uul ka tirsan Hirshabeelle

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ee maamulka Hirshabeelle ayaa dad u soo qab qabtay shaq siyaad ay ku eedeeyeen in ay ku lug lahaayeen qarax Miino oo lagu xiray mas`uul ka tirsan maamulka Hirshabeelle.

Wariyaha Idaacda Kulmiye ayaa goor dhow arintaas ka wareysanay.

Halkan ka dhageyso.