Uncategorized

Dhageyso:- Ciidamada Ammaanka oo Jowhar ku xir xiray Koox Burcad ah

Jowhar–KNN– Ciidamada Ammaanka Degmada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa Magaalada Jowhar ku qabtay Koox Burcad ah oo Xilliga Habeenkii ah Dadka ku dhici jiray Magaaladaasi.

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga Gobolka Shabellaha Dhexe Nuur Maxamed Absuge oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Jowhar ayaa sheegay in Ciidamada ay qabteen Koox Burcad ah oo Dadka ka dhici jiray Taleefoonada iyo Agabyada kale.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin Kooban