Uncategorized

Dhageyso:-Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo la Wareegay Degaano ka tirsan G/Sh/Hoose

Baraawe–KNN– Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika Ee AMISOM ayaa Maanta la Wareegay Degaano dhowr ah oo hoostaga Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Guddoomiyaha Degmada Baraawe Aadan Cumar Madoobe oo la hadlay Radio Kumiye ayaa sheegay in ay Al-shabaab ka qabsadeen inta badan Degaanada Hoosyimaada Degmada Baraawe oo ay Al-shabaab ka saareen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin dheer oo ka hadleysa Degaanada lala Wareegay