Uncategorized

Dhageyso:- Ciidamada Puntland oo Gobolka Mudug ku qabtay Maleeshiyaad Hubeysan

Gaalkacyo–KNN– Iyadoo Magaalada Gaalkacyo ay Heshiis ku kala Saxiixdeen Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Ciidamada Puntland waxaa ay ku qabteen Bariga Gobolka Mudug Maleeshiyaad ka soo jeeda dhanka Puntland oo la sheegay in ay Jabiyeen Heshiiskii Gobolka Mudug ee Labada Maamul.

Duqa degmada Gaalkacyo Maxamuud Yaasiin Axmed Tumay oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in Maleeshiyadaan la qabtay Sharciga la marsiin doono sida uu hadalka u dhigay.

Halkaan Riix si aad Codka u dhageysato