Uncategorized

DHAGEYSO:-Ciidamada xooga dalka iyo kuwoo taabacsan Koofur Galbeed oo maanta ku dagaalamay gobolka Bay

Buurhakaba-KNN-Ciidamada xooga dowlada Soomaaliya iyo kuwoo taabacsan maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta ku dagaalamay degmada Buurhakaba ee gobolka Bay.

Wariyaha Idaacada Kulmiye ee ugu soo warama deegaanada maamulka Koofur Galbeed uu ka arimiyo ayaa goor aan ka wareysanay.

Halkan ka dhageyso wareysiga wariyaha Idaacada Kulmiye Axmed C/qaadir Yarow.