Jowhar-KNN-Wararka ka imaanaya gobalka Shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya in saakay Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan milatariga ay Al-Shabaab kala wareegeyn deegaanka Gamboole ee duleedka magaalada Jowhar.
Ciidamada DANAB oo markii ugu horeysay fariisin ka sameestay Shabeelaha dhexe ayaa saakay aroortii hore weerar ku qaaday deegaanka Gamboole oo ay saakay shabaab kula balansanaayeen Ganacsatada magaalada Jowhar kuwaas oo ay Al-Shabaab kala hadli rabayn Arimo la xariira Canshuur ay Shabaab ka doonayaan Ganacsatada.
Halkaan ka dhagayso faah faahin ku saabsan Weerarka Ciidamada DANAD ee Gamboole.