Uncategorized

DHAGEYSO:-Culimada Muqdisho oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in dareenkooda ay ka muujiyaan xaalada Qudus

Muqdisho-KNN-Sheekh Cabdi Xayi oo ka mid ah culimada ku nool magaalada Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in dadka Soomaaliyeed ay soo bandhigaan carada ay ka qabaan tilaabada Mareykanka uu ugu soo raray safaaradiisa uu ku la haa Israa`iil ee ugu soo raray magaalada Barakeysan ee Qudus iyo dhibaatooyinka ay geysanayaan Ciidamada Yahuuda maalmihii ugu dambeeyay.

Dhimashadii ugu badnayd ayaa Qasa ka dhacday tan iyo dagaalkii sanadkii 2014kii, masuuliyiinta Falastiinna waxay sheegeen in ciidammada Israa’iil ay dileen 55 ruux ayna dhaawaceen 2,700 oo kale.

Halkan ka dhageyso