Somali News

DHAGEYSO:-Dadaal yari jirta iyo dagaal beeleedyada oo ku sii kordhaya dalka

Muqdisho-KNN-Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolada dalka waxaa ka taagan oo xal waaro loo la’yahay Dagaal beeleedyo u dhaxeeyo qabaa’iil wada dega degaanada dagaalka ay ka socdaan.

Degaanada kala ah Xiraale iyo Burdheere oo ka kala tirsan Gobolada Gal-gaduud iyo Shabellaha Dhaxe waxaa todobaad wax ka yar dagaal beeleed ugu geeriyooday wadarta guud labada dagaal in ka bdan 60 qof,halka dhaawacuna uu intaasi ka badan yahay.

Hadaba halkan ka dhageyso warbixin uu inoo diyaariyay  Maxamed Cali Maxamed