Uncategorized

DHAGEYSO:-Dilalka Soomaalida ku nool wadanka Koofur Africa oo cirka isku shareeray kadib markii dilal kale oo hor leh ay ka dhacaan Dalkaasi.

Muqdisho-KNN-Laba dhalinyaro ah ayaa lagu dilay tuulo u dhaw magaalada Kibtoon ee wadanka koofur afrika, halkaasi oo ay ku lahaayeen dukaamo ganacsi.

Waa dilkii sedaxaad oo ka dhaca dalkaasi sanadkaan bilowga ah oo loo geysto soomaalida ku nool wadanka koofur afrika.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Wariye C/raxmaan Muumin Codeey Oo Dilalkaan Ka Hadlaya.