Uncategorized

DHAGEYSO-: Dowladda Imaaradka carabta oo Ciidamo Dalal kala duwan u dhashay keentay M/Bar bara ee Soomaaliland.

Muqdisho-KNN-Bar caalami ah oo ku hadasha luuqada English-ka ayaa baaritaan dheer ku samaysay cabsida cusub ee soo food saari karta xasiloonida amni ee ay ku naloonayaan shacabka Maamulka Somaliland marka loo bar bar dhigo dhulka kale ee Soomaaliya sababtoo ah waxaa ay arimahaasi ka dhasheen khatarta Militeriga Imaaradka oo ku salaysan qiyaano lagu haayo hogaanka siyaasadeed ee maamulkaasi.

Baaritaankaan waxaa sameysay barta International Africa ee caalamiga ah waxana ay tilmaamtay in boqolaal calooshooda u shaqeystayaal ah hubaysan oo ka kala yimid wadamada Neybal iyo Colombia ay yihiin kuwa jooga saldhiga Imaaradka ee Berbera si ay sameeyan howlgalo dhinaca cirka iyo kuwa aan ahayn oo laga fulinaayo Somaliland laguna duulaan tagayo Xuutiyinta Yemen,kooxdaan waxaa caawimad siin doona sirdoonka Imaaradka Carabta.

Halkaan ka dhageyso Warbixin aan ka diyaarinay.