Somali News

Dhageyso: Dowladda iyo Xisbiyada oo ku loolamaya doorashada Galmudug

Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Xisbiyada ayaa u muuqda ku tartar xoogan uu ka dhaxeeyo mar ka eego dhinaca diyaar garowga loogu jiro doorashada Galmudug.

Warbixintaan waxaa diyaariyay wariyaha KNN C/Qani C/laahi.