Somali News

DHAGEYSO:-Faahfaahino ka soo baxaya dagaal maanta ka dhacay Gaalkacyo.

Gaalkacyo-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 5 kalane way ku dhaawacmayn dagaal maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Dagaalkaan oo dhaxmaray laba maleeshiyo beeleed ayaa ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo waxa uuna ka dhashay muran ku saabsan dhul ku yaala nawaaxiga Xabsiga Magaalada Gaalkacyo.

Halkan ka dhageyso Warka