Uncategorized

DHAGEYSO:-G/ Baarlamaanka iyo M/ ku xigeenka Galmudug oo laga hor istaagay in ay tagaan xaruntii maamulka ee Cadaado.

Cadaado-KNN-Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabeey ayaa maanta isku dayay in aay galaan xaruntii uu fadhiyay maamulka Galmudug ee Cadaado, hase ahaatee waa loo diiday in ay galaan.

Halkaan ka dhageeyso