Somali News

DHAGEYSO:-Garsoorayaal maanta la magacaabay

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta oo sabti ah isbadal lagu sameeyay Maxkamadaha  racfaanka ee gobalka Banaadir iyo tan gobalka ,kadib markii wareegto ka soo baxday Xafiiska gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed.

Sidoo kale 14 degmo oo ka mid ah gobalka Banaadir ayaa waxaa loo magacaabay gudoomiyeyaal Maxkamadeed.

Garyaqaan Abshir Cumar  Cabdullaahi Gudoomiyaha Maxkamada racfaanka ee gobalka Banaadir ayaa waxaa uu u aqriyay wareegta ka soo baxday xafiiska gudoomiyaha maxkamada Sare ee dalka.

Halkan ka dhageyso codka