Gaalkacyo-KNN-Qaar ka mid ah gobolada dhexe ee dalka ayaan laga isticmaalin lacagta Soomaaliyeed ee Shilinka Soomaaliga, taas oo saameenteeda ah.
Wariyaha Idaacada Kulmiye Sharma`arke Suuley ayaa arintaan u kuur galay Warbixintaana nooga diyaariyay.