Diinsoor-KNN-Ibraahim Aadan Ibraahim Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Maamulka Koofur Galbeed oo la soo xariiray KNN ayaa Beeniyay in degmadaasi ay ka jirto Caburin iyo dilal loo geesto Shacab iyo Masuuliyiin kale oo degmada ka tirsan.
Guddoomiyaha ayaa Beeniyay inuu degmada ka masaafuriyay Labada Guddoomiye ku xigeen ee Arimaha Bulshada iyo Amniga iyo Sidoo kale Xoghayaha Dowladda Hoose ee degmadaasi, sidoo kale waxa uu beeniyay Gudaha degmada ay Ciidamada Dad ku dileen iyo qodobo kale ayuu ka hadlay.
Halkaan Riix si aad u dhageysato Wareysi xiisa badan oo aan la yeelanay Guddoomiyaha Diinsoor.