Uncategorized

Dhageyso:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo baaq u diray Al-shabaab

Muqdisho–KNN– Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa baaq u diray Dhalinyarada u dagaalanta Xarakada Al-shabaab,waxaana uu sheegay in Xilligaan loo baahan yahay in ay Fahmaan Dhalinyaradaas la qalday in waxa loo sheegay ay been yihiin.

“Dhalinyarada u dagaalanta Al-shabaab waxaan ugu baaqayaa in ay joojiyaan Dilka iyo Qarxinta Shacabka Soomaaliyeed ay ku hayaan ,ha ku quus qaataan Xasuuqii loo geystay Shacabkii lagu laayay Zoobe”ayuu yiri Taabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir