Uncategorized

Dhageyso:- Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay Weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Kala-beyr

Baledweyne–KNN– Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim Baadiyow oo Wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye Xafiiskeeda Magaalada Baledweyne ayaa ka hadlay Weerarkii ay Al-shabaab Xalay ku qaadeen Degaanka Kala-beyr ee Gobolka Hiiraan.

Cumar Aadan Ibraahim Baadiyow ayaa sheegay in Weerarkaasi ay Al-shabaab ku dileen Saddex Askari Afar kalena ay ku dhaawaceen,waxaana sidoo kale uu sheegay in Al-shabaab ay Nolol ku wateen nin la joogay Ciidamada Xalay Weerarka lugu qaaday islamarkaana Ninkaasi uusan ka tirsaneyn Ciidamada Dowladda ee Weerarka lagu qaaday.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhameystiran