Uncategorized

DHAGEYSO-:Guddoomiyaha Xisbiga Umadda oo ka hadlay sida looga Gudbi karo Nidaamka 4.5

Muqdisho-KNN-Cabdirashiid Maxamed Cali oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Umadda oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa ka hadlay Nidaamka 4.5 oo ay Soomaalida wax ku qeybsadaan waxa uuna sheegay in laga dhaxlay dhibaato Badan.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Nidaamka 4.5 kaliya looga bixi karo in la sameesto Axsaab siyaasadeed kuwaas oo badali kara Nidaamka qabiilka kaas oo curyaamiyay Shacabka Soomaaliyeed iyo in Dalka ay Dowladda ka dhalato.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Guddoomiyaha Xisbiga Umadda.