Uncategorized

Dhageyso:-Guddoomiye Taabid oo ka hadlay siideynta C/raxmaan C.Shakuur

Muqdisho–KNN– Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo qeyb ka ahaa Mas’uuliyiintii Dadaalka ugu jiray Siideynta Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay siideynta Siyaasiga.

Guddoomiye Taabit ayaa u mahad  celiayay Dhamaan intii ka qeyb qaatay sii deynta Siyaasin cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Halkaan Riix si aad Codka u dhageysato