Uncategorized

DHAGEYSO-:Hirshabeelle oo walaac ka muujisay dhibaatada ka taagan duleedka Balcad.

Jowhar-KNN-Maamulka Hirshabeelle ayaa ka walaacsan xaalad amni ee duleedka degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe, oo mudooyinkii dambe shabaab ka fuliyeen weeraro badan oo ay ku dhintayn Ciidan ka tirsan milatariga Soomaaliya.

Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame Guddoomiyaha Gudiga Amniga iyo Arimaha Gudaha ee maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in Hirshabeelle ay jawaab ka bixin doonto ciidamadii looga dilay shalay deegaanka Ceelka Geelow iyo kuwii ka horeeyay ee lagu dilay deegaanka Haan-shiikh ee duleedka Balcad.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame Guddoomiyaha Gudiga Amniga iyo Arimaha Gudaha.