Garbahaarey-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa kusii xoogaysanaya degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan gobalkaasi, waxaana isa soo taraya walaaca laga qabo arintaan.
Saraakiisha gobalka Gedo ee Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in hogaamiyaasha sar sare ee Shabaab ay gaarayn degmooyin ka tirsan, sidoo kale haweenay cadaan ah oo shabaab ka tirsan laguna tilmaamo qof ka mid ah ajaaniibta ugu sareysa ee shabaab ka bar bar dagaalama ayaa ka mid ah xubnaha gaaray gobalka Gedo.
Halkaan ka dhagayso Wareysiga Wariyaha Idaacadda kulmiye ee Gedo.