Uncategorized

Dhageyso:- Howlgallo ka socda Saakay Xaafadaha Magaalada Baydhabo

Baydhabo–KNN--Ciidamada Ammaanka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa Xalay illaa Saakay Baaritaano Xoog leh ka wada Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo.

Howlgalkaan ayaa la sheegay in lagu baadi goobayo Dadka falalka Ammaan daro ka geysta Magaalada Baydhabo,iyadoo Shalay Magaalada uu ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah oo uu Fuliyay Nin isku soo Xiray Waxyaabaha Qarxa.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysi Dhameystiran