Uncategorized

Dhageyso:- In kabadan Labo Malyan oo Xujeey ah oo Maanta Taagan Banka-Carafo

Carafo–KNN–Inka badan Labo Malyan oo Xujey ah ayaa Maanta taagan Buurta Carafo si ay u gutaan Rugniga ugu weyn Acmaasha Xajka,waxaana Xujeeydaas la dajiyay Goobo loogu talo galay in ay ku Nastaan inta ay joogaan Carafo.

Xujeeyda ayaa lagu wadaa in ay Buurta Carafo ka dhaqaaqaan Salaada Maqrib ka dib,iyagoo Caawa Jiifan doona Musdalifa,barina bilaabi doona Duurashada Kowaad ee Jabaraadka.

Xaaji C/qaadir Qeyska oo ka mida Suxuufiyiinta ku nool Wadanka Sacuudiga Sanadkaana kamida Xujeyda Waajibaadka Xajka gudanaya ayaa Radio Kulmiye uga Waramay,sida maanta xaaladu ay tahay iyo Howsha ka socota Carafo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka