Somali News

DHAGEYSO:-Itoobiyaan xalay dil iyo dhaawac looga geystay Boosaaso

Boosaaso-KNN-Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Boosaaso waxaa  ay ku weerareen tahriibayaal  u dhashay dalka Itoobiya oo ku sugnaa Magaaladaasi

Taliska Booliska Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Koox hubeysan ay Magaalada ku weerareen rag ka soo jeedda Qowmiyadda Tigreeda oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaaladaasi.

Halkan dhageyso